K a D i i L Technology Inc

Welcome to

KaDiiL Technology Inc

We are help the fastest Way to Achieve Success Your Business.

Get it fast and easy Web Hosting for your Website, and we are committed
to delivering blazing fast load times for websites of all sizes!

CHOOSE YOUR HOSTING PACKAGE

Take advantage of this great deal and launch your new website today with KaDiiL TECH.

Our Hosting plan is affordable, reliable, and secure.

See plan details and pricing for more information
KaDiiltech Powerful Server

Get best plans for more Power

Our Servers are super fast and can be up to 12x faster than a SSD drive. To provide the fastest and most reliable Web Hosting options in Somalia and the Region. Our prices are clear and straightforward so you can.

We add our own custom-made solutions to make your website faster, safer, and better supported than anywhere else.

With KaDiiltech’s website builder, it’s easy to create a sleek and professional website for your business.

Also we offer a variety of security features to protect your website and data from unauthorised access and malware attacks.

Some of our past Projects

KaDiiL Technology Inc is Building a better way to your Website Company.

KaDiiL Tech Trusted Services

We offer fast and easy Web Hosting for your Website, Design and Re-Design, also Develop professional Websites for Business, Agencies and Somali Community everywhere.

Make an Appointment

Hadda ballan-qabso, oo buuxi foomka hoose, iyadoo luuqaddaada Hooyo laguugu adeegayo.

Make an Appointment

for any inquiry

Please enable JavaScript in your browser to complete this form.
0 +

Client Supported

0 +

Clients Rating

0 +

Domain Registred

0

Awards won

What our Clients have to say?

Maxay Macaamiishayadu Yiraahdeen?

Hambalyo Shirkadda KaDiiL Tech ee ka dambeysay horumarinta mareegta NUSOJ! dadaalkiina iyo khibraddiina waxay na siiyeen madal awood leh oo aan ku horumarinayno xorriyada warbaahinta iyo u doodista xuquuqda saxafiyiinta. Waana ku mahadsantihiin shaqada wanaagsan.

Omar Faruk Osman NUSOJ Secretary General

KaDiil Technology Inc, waa shirkad si wanaagsan oo hagar la'aan ah iigu shaqaysay. Waan ku faraxsanahay in shaqo ay na dhexmartay. Waxaan rajeynaya in marar kalena aan dooran doono Shirkadda KaDiiL.

Jamal Ahmed Osman MULTIMEDIA JOURNALIST

KaDiiL Technology Waxay ku wacan tahay adeega macaamiisha, haddii aad caawimaad u baahato isla markiiba waxaa diyaar ah dhallinyaro si dhaqso ah howshaada kuugu qabanaysa. Waad ku mahadsan tihiin si aad noogu hagar baxdeen Website aad noo sameyseen.

Faysal Aseyr Manager - Rays Media Group

Waxay noo ahayd tijaabo guuleysatay in KaDiil Technology ay noo nashqadeyso Website-keena iyagoo waafaqay damaan dalabaadkeenii taas oo nooga dhigan in aan helnay adeeg bixiye tiknoolajiyeed oo aan ku kalsoonahay.

Abdullahi A Mohamed Secretary-General, Journalists Association of Jubaland

Aad baan ugu farxay howshii wanaagsaneyd ee aad ii qabateen iyo sida quruxda badan ee aad iigu naqshadeyseen Website-ka Somali Ireland. waad ku mahadsan tihiin bahda KaDiiL Technology.

Ismail Haji Shakeeti Guddoomiyaha Somalida Ireland

In muddo ahba waxay dhibaato naga haysatay dhanka nashqadda iyo ciladbixinta webkeenna Dhacdo.com, Muddo laba sano ah oo aan wada shaqeynayno bahda KaDiil Technology Inc, waxaad mooddaa in adeeggii saxda ahaa aan helnay.

Xasan Cadde Tafaftiraha Dhacdo.com

Waan idin ka filaynay haddii aad tihiin Shirkadda KaDiiL Tech, sida quruxdabadan ee website-ka Hay’adda SafiyaPower noogu dhisteen iyo waqtiga kooban. waana mahadsantihiin.

Safiya Keynaan CEO - SafiyaPower e.V.

Aad baan ugu farxay in aan arko dhallinyaro fir-fircoon oo ku takhasusay Teknoolajiyadda qeybaheeda kala duwan, waana ku mahadsantihiin Website-ka iyo Logada aad noo sameyseen.

Abdikadir Qanjey Founder & CEO – Damqo TV

Dhab ahaantii, waxaan aad ula dhacay shaqada ay Shirkadda KaDiiL Tech ay u heyso bulshada Soomaaliyeed iyo midda ay hay’adda GYDRO u qabatay, wayna mahadsanyihiin.

Taam Faarax Director – GYDRO Organisation

Runtii howl i raali-galisay oo aan shirkadaha kale ee aan soo maray aanan ka helin bay ii hirgelisay KaDiiL Technology, mareeg casriya, qurxoon, fudud, dhinac walba u wanaagsan.

Suldaan Cali Adam Chef in Editor Akhriso

KaDiiL TECH waa mid ka mid ah Shirkadaha Soomaalida ugu wanaagsan ee naqshadeynta Website-yada nooc walba, waana dhallinyaro xirfadda teknoolajiyadda aad u yaqaano oo si dhow ula shaqeeya macaamiishooda.

Mohamed Mukhtar CEO - Somkenfreshvegetables LTD

Get In Touch

Let’s talk about your idea and if you have further questions feel free to contact KaDiiL Tech Experts.

+252-610-502090

Waxaad naga soo wici kartaan, Call-ka toos-ka ah ama dhinaca WhatsApp-ka.

Open chat
>> Need help? @ GO KaDiiLTech-Chat
Hello
Welcome to KaDiiL Technology Inc
Can we help you?
ASC - Maku caawinaa Walaal?